Khayre oo ka qeyb galay kulan ka dhacay beer ku taalla duleedka Baydhabo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa beer ku taallada duleedka magaalada Beydhabo, kula kulmay ururrada dhallinyarada ee ka jira caasimadda kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed. Dhallinyarada ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga war bixiyay baahiyaha caafimaad, waxbarasho iyo amni, waxa ayna ka codsadeen in dowladdu ay wax ka qabato baahiyaha … Continue reading Khayre oo ka qeyb galay kulan ka dhacay beer ku taalla duleedka Baydhabo (Sawirro)